Dhibaato maka haysataa akhrinta shaashaddaada, qorista ama dhax mushaaxida barta? Caqabadaha isticmaaalka murqaha gacmaha iyo arraga waxay ka dhigi karaan dhex-socodka khadka mid adag. Waxaa naga go'an inaan hubinno in dhammaan isticmaalayaashu ay heli karaan adeegyadeena oo ay ku raaxaystaan khibrad la mid ah sida kuwa kale. Hoostan, waxaad ka heli doontaa liiska talooyin kaa caawinaya inaad ka faa'iidaysato sifooyinka gelitaanka aaladaada si aad u horumariso khibradaada khadka tooska ah.
Tilmaamahan waxaa ka mid ah:
- Kordhinta cabbirka qoraalka shaashadda
- Samaynta astaamaha iyo walxaha kale ee waaweyn
- Weynaynta waxa saaran shaashadda
- Daarida qoraalka isbarbardhiga sarreeya
- In ereyada shaashadda kor laguugu akhrido
Talooyin degdeg ah
Haddii aad isticmaalayso kombuyuutar oo aad haysato nidaamyadii ugu dambeeyay ee hawlgalka, guji xidhiidhka ku habboon ee hoose si aad u hesho tilmaamo faahfaahsan oo ku saabsan siday kugu fududayn lahayd inaad u aragto kombuyuutarkaaga.
Tilmaamaha gelida ee la heli karo
Liiska dhammaystiran ee sifooyinka gelitaanka ee aad heli karto, guji xidhiidhka ku habboon ee nidaamkaaga hawlgalka iyo/ama biraawsarka hoos ku xusan: