Sid aad u soo gadho TELUS Health One. waxaad marka koowaad u baahan doontaa in hsrkadaada ama ururkaagau ku marti qaado. Miduun waxay ku siin doonaa magaca istimaalaha iyo erayga sirta ah, ama waxay kuu soo diri doonaan martiqaad gaar ah si loo diiwaangeliyo cinwaankaaga iimaylka.
Haddii aad hadda ka hor iska diiwaangelisay, waxaad doo dejin kartaa mida bilaashka ah eeee moobilka TELUS Health One abkeeda ee Abka Apple Store ama Google Play Store telefoonkaaga Smart ah oo cadaadi Log in Beddelka, booqo TELUS Health One sidii mid ah barowsarada la taageero (Firefox, Safari, Google Chrome ama Internet Explorer 11) oo soo gal.
Haddii aan lagu siin faahfaahinta gelida ama martiqaad weli, fadlan la xidhiidh Maamulahaaga Shaqada/Dheefaha waaxda ama maamulka TELUS Health One si loo ogaado sida loo soo galo.